u/Dry_Funny7157

▲ 15 r/Somalia

My family is in galmudug area and we are in a more drought region. I like agriculture and came across this video that might be helpful to sustain water over the long term and also create healthy soil. My family mainly uses wells that we have to fill with water and this video method is pretty inexpensive.

u/Dry_Funny7157 — 8 days ago
▲ 143 r/Somalia

https://x.com/tmfsomalia/status/2047774652441797079

"Bandhigga ugu weyn sayniska Afrika ee Science Fest Africa 2026 – guul weyn!

Tartankan caalamiga ah ee ka dhacay Abidjan, Côte d’Ivoire, oo ay ka qeybgaleen 27 dal oo Afrikaan ah iyo boqolaal mashruuc, ardayda Dugsiyada Caalamiga ah ee Turkish Maarif – Soomaaliya waxay ku guuleysteen kaalinta koowaad ee Qaybta Kombiyuutarka iyo Aqliga Macmalka (AI).

Guushan waa natiijada dadaal, aqoon iyo hagid tayo leh.
Waxaan hambalyo u diraynaa ardaydeena iyo macallimiinteena qiimaha badan.

Waxaan sidoo kale u mahadcelinaynaa Hay’addeena Turkish Maarif iyo dhammaan taageerayaasha.

Dhallinyarada Soomaaliyeed waa kuwa hoggaaminaya mustaqbalka!"

u/Dry_Funny7157 — 17 days ago