▲ 10 r/Somalilanders
Sida muuqaalka ku xusan,jidh dil arxan darro ah aya loo geystaa maxaabista. Taas oo ay ku wada socdaan kuwa geysanaya iyo saraakisha ka sareysa.
Somalia shacab iyo taliye waxan waa ka raalli ee hadhaw hortiina iyo aduunweynaha yanay af kale idinla iman.
u/Dhudiigaluntey — 12 days ago